Golaha Wasiirada cusub ee Galmudug oo yeeshay shirkoodii ugu horeeyey (Sawirro)

Shirkii ugu horeeyey ee Golaha Wasiirada Galmudug oo uu Shir-Gudoomiyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. oo uu wehliyo Madaxweyne ku-xegeenka Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid ayaa Maanta ka qabsoomey Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb. Ajandaha shirka Gollaha Wasiirada ayaa maanta ku saabsanaa: 1- Isbarasho Guud iyo xil la wareegidda wasaaradaha. … Continue reading Golaha Wasiirada cusub ee Galmudug oo yeeshay shirkoodii ugu horeeyey (Sawirro)